Xildhibaano katirsan golaha degaanka Gaalkacayo oo eedayn u jeediyaay Maamulka degmadda (dhegayso)

Xildhibaano katirsan golaha degaanka Gaalkacayo oo eedayn u jeediyaay Maamulka degmadda (dhegayso)

Qaarkamid ah xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Galkacyo ayaa dhaliilo usoo jeediyay Duqa Degmada Galkacyo Maxamuud yasiin Axmed Tumay, xildhibanada ayaa shegay in duqu uu ku tagri falayo Hantida Umada.

Xildhibaanada oo Waraysi siyaay Radio daljir ayaa shegay in Duqa uu mar walba hantida umadda u adeegsado qaab khaldan ,isla markaana an marnaba loo dul qaadan doonin.

Wariye Shaafici Cabdulqaadir ayaa Waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com