Bankiga Salam Bank oo Adeegyo Cusub soo Kordhiyaay (Dhegayso)

HomeWararka

Bankiga Salam Bank oo Adeegyo Cusub soo Kordhiyaay (Dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay kulan ay ku daah furaysay Salaam Bank ,Addeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen . Addeeg-yadaas ayaa waxaa ay kala yihiin Visa Card iyo Account to Account. Masuuliyiin ka socday gollayaasha dawladda ayaa ka qayb-galay iyo maamulka Salaam Bank . Xaawa Axmed Maxamed ayaa warbixintaan ka diyaarisay . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9d1395090100ae7637e72a/warbixin+salama+bank+oo+daaf+rurtay+adeeg+yo+cusub.mp3

GUDOOMIYIHII HORE EE GOBOLKA BARI OO BOOSAASO GAAREY
Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay kulan ay ku daah furaysay Salaam Bank ,Addeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen .

Addeeg-yadaas ayaa waxaa ay kala yihiin Visa Card iyo Account to Account.

Masuuliyiin ka socday gollayaasha dawladda ayaa ka qayb-galay iyo maamulka Salaam Bank .

Xaawa Axmed Maxamed ayaa warbixintaan ka diyaarisay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: