Turkiga oo dharka ciidamada guddoonsiiyay ciidamada xooga dalka (dhegayso)

HomeWararka

Turkiga oo dharka ciidamada guddoonsiiyay ciidamada xooga dalka (dhegayso)

Munaasbad kadhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qaybgaleen saraakiil sare oo kasocda wsaaradda gaashaandhigga ee Turkiga ayaa lagu guddoonsiiyay ciida

In ka badan 24 askari oo lagu dilay dalka Niger
Barnaamijka Sahanka Daljir oo gaarey gobolka Gardafuu (SAWIRO)
Mid kamid ah Senatorada Aqalka Sare ee Galmudug oo iscasilay

Munaasbad kadhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qaybgaleen saraakiil sare oo kasocda wsaaradda gaashaandhigga ee Turkiga ayaa lagu guddoonsiiyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya labiska ciidamada badda oo katirsan ciidamada xooga dalka.

Munaasabadan ayaa waxaa lagu wareejiyay deeqda katimid dowladda Turkiga Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Gen. Cabdulaahi Cali Caanood ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerideeda dowladda Soomaaliya.

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0