Xildhibaan Hore Siciid diiriye oo ka hadlay Hadal kaso yeeray siyaasiyin ku shiray Nairobi (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Hore Siciid diiriye oo ka hadlay Hadal kaso yeeray siyaasiyin ku shiray Nairobi (dhegayso)

Xildhibaan hore Saciid diiriye ayaa dhaliilay siyaasiyiin la baxay PL Foxus Group, oo dhawaan maamulka Puntland ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Gaas ku

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Waxgaradaka iyo Dhalinyarada Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay Shirka Dib u-heshiisiinta Galmudug. (Daawo)
Taliska Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo ka hadlay qarax ismiidaamin aha ee ka dhacay Biyo Cadde

Xildhibaan hore Saciid diiriye ayaa dhaliilay siyaasiyiin la baxay PL Foxus Group, oo dhawaan maamulka Puntland ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Gaas ku eedeeyey inuu maaggan yahay muddo kororsi, kuwaas oo ka digay in haddii taasi dhacdo ay PL u horseedi doonto qalalaase siyaasadeed oon la mahadin doonin.

Xildhibaan Hore Siciid diiriye ayaana wareysi uu siiyey Radio Daljir ku sheegay in hadalka siyaasiyiintaasi uu yahay mala’waal aan aan loo meeldayin, laguna jahwareerinayo bulshada Reer Puntland.

Saciid diiriye ayaa isagoo ku sugan Grwe wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo jooga studiyaha Daljir ee Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: