Taliska Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo ka hadlay qarax ismiidaamin aha ee ka dhacay Biyo Cadde

HomeWararka

Taliska Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo ka hadlay qarax ismiidaamin aha ee ka dhacay Biyo Cadde

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay qarax Ismiidaamin oo ka dhacay Saldhig ciidanka dowladda ay ku leey

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
QARDHO: Gudiga Gurmadka oo lagu wareejiyeey dhaqaale
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay qarax Ismiidaamin oo ka dhacay Saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Biyo Cadde Shabeellaha Dhexe.

General Odowaa Yuusuf Raagge ayaa sheegay in ciidamada ay hayeen xogta Qaraxa ayna ka hortageen qorshihiii ay soo maleegeen Al-shabaab.

“Qarax Naftii halignimo ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ka dhacay banaanka hore saldhig ay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin degaanka Biya-cade ee gobalka Shabeellaha Dhexe.”ayuu yiri Generalka oo dhowaan ka soo laabtay howlgalo uu hoggaaminayay oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: