Hay’adda wadooyinka Puntland oo ka hadashay Dayactir lagu samaynayo wadda Xiririsa Boosaso iyo Qardho (dhegayso)

Hay’adda wadooyinka Puntland oo ka hadashay Dayactir lagu samaynayo wadda Xiririsa Boosaso iyo Qardho (dhegayso)

Jidka dheer ee isku xira Magaalooyinka Bosaaso iyo Qardho ayaa waxaa ka socda dayactir lagu samaynayo meelaha gododka ah ee wadada ah ee bur bursan.

Shaqadan ayaa waxaa labilaabay bishii 1-5 -2018 waxana jidka daycatirkiisa ku howlan Hay’adda qaabilsan Dayactirka dhismaha Wadooyinka Puntland ee NESHA .

Meelaha gododka ah ee ku yaala laamiga ee uu bur burka soo gaaray ayaa intabadan waxaa ka dha sha shilalka gawaarida, taas oo keenta dhimasho iyo dhaawac soo gara dadka rakaabka ah ee isaga kala goosha gobolada Puntland .

Yuusuf cabdi Aadan, waa Agaasimka Hay,ada NESHA ee qaabilsan Bari iyo kar kaar, Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay Xiliga ay shaqadn Bilaabeen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com