Qarax kadhacay Saldhi ciidamada lagu tababaro oo ku yaala degmada Afgooye

HomeWararka

Qarax kadhacay Saldhi ciidamada lagu tababaro oo ku yaala degmada Afgooye

Qarax ayaa kadhacay saldhig lagu tababaro ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya oo ay maamulaan Imaaraatka Carabta oo ku yaala degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari, waxyeelo kalle duwan ayaana kadhashay sida wararka laga helaya goobta qaraxu kadhacay ay sheegayaan. Mana cadda wali khasaaraha rasmiga ee qaraxa kadhashay.  

Ciidamadda Booliska oo Muqdisho howlgal ka sameyeey soona qabtay Minooyin iyo hub (Sawiro)
Nabadoon Xarago oo Xabsiga Dhexe ee Bosaso loo wareejiyay
Ciidamada Kenya oo toogtay Sadex qof oo Shacab ah

Qarax ayaa kadhacay saldhig lagu tababaro ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya oo ay maamulaan Imaaraatka Carabta oo ku yaala degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari, waxyeelo kalle duwan ayaana kadhashay sida wararka laga helaya goobta qaraxu kadhacay ay sheegayaan.

Mana cadda wali khasaaraha rasmiga ee qaraxa kadhashay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: