Arday Bosaaso lagu soo xiray Barashadda Kitaabka Al anwaaru suna (dhegayso)

HomeWararka

Arday Bosaaso lagu soo xiray Barashadda Kitaabka Al anwaaru suna (dhegayso)

Sheekh Cabdi xayi Macalin xasan oo kamid aha Culimaa,udiinka Puntland ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso ayaa maanta waxa uu Masjidka Salmaan Al-faarisi u

Dowladda oo Qalab Qaafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Daawo)
Ciidanka DANAB oo howlgal ku qaaday degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay shirkii Madaxda Qaranka

Sheekh Cabdi xayi Macalin xasan oo kamid aha Culimaa,udiinka Puntland ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso ayaa maanta waxa uu Masjidka Salmaan Al-faarisi ugu soo xiray kitaabka Al anwaaru suna Arday gaaraysa ku dhwaas 40 qof.

Munaasibadii lagu soo xirayay kitaabkan ,kuwo kalena lagu shaacinayay Qabashadooda ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar kamid aha Culimada Bosaaso.

Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa ka qaybgalay xiritaankii kitaab kaasi Warbixintana nooga diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: