Arday Bosaaso lagu soo xiray Barashadda Kitaabka Al anwaaru suna (dhegayso)

Arday Bosaaso lagu soo xiray Barashadda Kitaabka Al anwaaru suna (dhegayso)

Sheekh Cabdi xayi Macalin xasan oo kamid aha Culimaa,udiinka Puntland ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso ayaa maanta waxa uu Masjidka Salmaan Al-faarisi ugu soo xiray kitaabka Al anwaaru suna Arday gaaraysa ku dhwaas 40 qof.

Munaasibadii lagu soo xirayay kitaabkan ,kuwo kalena lagu shaacinayay Qabashadooda ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar kamid aha Culimada Bosaaso.

Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa ka qaybgalay xiritaankii kitaab kaasi Warbixintana nooga diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com