Olole horumarineed oo kasocda degmada Buursaalax (dhegayso)

HomeWararka

Olole horumarineed oo kasocda degmada Buursaalax (dhegayso)

Xoghayaha fulinta degmada Buursaalax Saciid Cabdinuur ayaa waxaa uu ka warbixiyay howl-gallo iskaa wax u qabso ah oo muddooyinkii dambe ay ka waddee

Midowga Yurub oo Bayaan kulul ka soo saaray xaaladaha amni ee Jubbaland iyo Galmudug
Falanqeyn : Sidee loo maxkamadeeyay Mursi? maxaase xigi doona Mursi kadib xaalada Masar? (dhegayso)
WARBIXINTII UGU DAMBEYSAY EE XAALADA CUDURKA COVID-19 SOOMAALIYA (daawo)
Xoghayaha fulinta degmada Buursaalax Saciid Cabdinuur ayaa waxaa uu ka warbixiyay howl-gallo iskaa wax u qabso ah oo muddooyinkii dambe ay ka waddeen deegaanka.
Mudane Saciid ayaa sheegay inay waxbadan ka qabteen Nadaafadda ,Caafimaadka ,Amniga iyo dhismaha jidad iyo buundo ay dhaawacyo soo gaareen .
Haddaba wariye Axmed Sheekeeye ayuu khadka telefoonka ugu warramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0