Olole horumarineed oo kasocda degmada Buursaalax (dhegayso)

Olole horumarineed oo kasocda degmada Buursaalax (dhegayso)

Xoghayaha fulinta degmada Buursaalax Saciid Cabdinuur ayaa waxaa uu ka warbixiyay howl-gallo iskaa wax u qabso ah oo muddooyinkii dambe ay ka waddeen deegaanka.
Mudane Saciid ayaa sheegay inay waxbadan ka qabteen Nadaafadda ,Caafimaadka ,Amniga iyo dhismaha jidad iyo buundo ay dhaawacyo soo gaareen .
Haddaba wariye Axmed Sheekeeye ayuu khadka telefoonka ugu warramay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com