Al-shabaab oo lagala wareegay deegaan katirsan Hiiraan

HomeWararka

Al-shabaab oo lagala wareegay deegaan katirsan Hiiraan

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Moqokori oo katirsan gobolka Hi

Ganacsigii magaalada Gaalkacyo oo maalintii saddaxaad xiran iyo shacabka oo ka hadlay (dhaawo)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Moqokori oo katirsan gobolka Hiiraan.

Deegaankan oo madaxwaynihii hore ee Hirshabelle u aqoonsaday degmo ayaa waxaa ka dhacay dagaal socday muddo saacad ku dhow oo ku qasabtay inay Al-shabaab isaga baxaan deegaanka.

Xaaladda ayaa iminka ah mid degan, inkastoo ay dadku ka baqayaan weeraro rogaal celis ah oo ay soo qaadaan mar kalle ururka Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: