Qof shacab ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

HomeWararka

Qof shacab ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Kooxo hubaysay ayaa bartamaha magaalada Gaalkacyo ku dilay qof shacab ah oo ka mid ah dadka degan magaalada Gaalkacyo. Marxuumka la dilay ayaa maga

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
MARTISOOR Wasiir Dhabancad: “Waxaan diidanahay in dalkan ay ka dhacdo Doorasho aan Xor & Xalaal ahayn” (WARAYSI)
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xaalada Naafada Puntland (daawo)

Kooxo hubaysay ayaa bartamaha magaalada Gaalkacyo ku dilay qof shacab ah oo ka mid ah dadka degan magaalada Gaalkacyo.

Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Bashiir Baaf, waxaana uu ahaa injineer sida wararku ay sheegayaan.

Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegtay masuuliyadda dilka inay sheegteen kooxda Al-shabaab.

Ciidamada amaanka Puntland ayaa gaaray goobta dilka uu kadhacay, inkastoo aan la sheegin inay soo qabteen kooxihii dilka gaystay iyo in kalle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: