HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Feb 15, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Khudbadihii laga jeediyey furitaanka shirweynaha wadatashiga dastuurka Somaliya; Puntland oo beenisay dagaal la sheegay in uu ka dhacay Galgala; Heshiis laga gaaray iska-horimaad todobaadkii hore ka dhacay xaafada Horumar ee koonfruta magaalada Galakacyo.

Caption ...

Baahin: Salaasa, Jun 28, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Gaas oo 99% cod kalsooni ah ka helay mudanayaasha baarlamaanka; Shir wadatashi ah oo lagu gorfeeyey aminiga & midnimada bulshada oo ka furmay Dhahar, Sanaag; Eng. Maxamed Faarax, wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka xog warramay wax qabadkii wasaarada mudadii uu xilka hayey; Maxamed A. Xaad oo aan ka waraysanay shir odayaal-dhaqameed Somaliyed ugu soo dhamaaday Kampala, Uganda.
(Dhagayso) Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada Puntland Bashiir Gurxan oo taageeray Shiicada.
(DHEGEYSO)-Xildhibaan hore Siciid Diiriye oo taageeray mowqifka dowladda Puntland ee go’aankii lagu qaatay 4.5.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: