Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku dhigeen koox Burcad ah

HomeWararka

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku dhigeen koox Burcad ah

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo dhinaca Galmudug ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ee Maamulk

MUQDISHO: Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin kabixisay howlgalo qorsheysan oo G Mudug ka dhacay
NUSOJ oo cambaaraysay xariga wariye Tollman( dhegayso)
Guddiga dhismaha jidka Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo dhinaca Galmudug ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ee Maamulka Magaalada Gaalkacyo ay gacanta ku dhigeen Kooxo caadeystay sida uu sheegay inay la baxaan Batariyada uu ku shaqeeyo soolarka Cadceedda ku shaqeeya ee laga hirgaliyey Magaalada Gaalkacyo.

Dhawaan ayuu sheegay in caddaaladda la horkeenayo raggaan oo falkaan dhawr mar sameeyey illaa intaasna ciidamada ammaanku ay ku daba jireen.

Duqa degmada Gaalkacyo waxaa uu hadalkiisa intaas uu ku daray in sidoo kale Bulshada Gaalkacyo la farayo inay iska hagaajiyaan meelaha biya fadhiisidka ah ee ku yaalla magaalada gudaheeda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: