Kenya oo beenisay inay xir xirrtay Rag Alshabaab katirsan

HomeWararka

Kenya oo beenisay inay xir xirrtay Rag Alshabaab katirsan

Dowladda Kenya ayaa beenisay in ay xir xirto sidoo kalena si xun ula dhaqanto dadka Kenyaanka ah ee ka tirsanaa Al-shabaab kana baxay. Dowladdu wa

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Saaka ku wajan Laascaanood
Faahfaahin: Dil xalay ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo Beeniyeey inay Xirirka u Jareen DFS Akhriso)

Dowladda Kenya ayaa beenisay in ay xir xirto sidoo kalena si xun ula dhaqanto dadka Kenyaanka ah ee ka tirsanaa Al-shabaab kana baxay.

Dowladdu waxaa ay dhawaan sheegtay in 40 Qof oo ka mid ahaa Al-shabaab ay gacanta ku dhigtay islamarkaana ay xarumaha dhaqan celinta u gudbisay.

Ururrada u dooda xuquuqda Aadanaha ee Magaalada Mombasa ayaa ku eedeyay dowladda in ay jir dil iyo gabood fallo kale u geysato dadka ka baxa Al-shabaab ee doonaya in ay dadkooda dib ugu laabtaan.

Kulan ay Magaalada Mombasa ku yeesheen hoggaamiyayaash gobolka ayey ku beeniyeen eedaha hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha waxaana ay sheegeen in eedda beddelkeeda ay si wanaangsan ula dhaqmaan dadka ka baxa AL-shabab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: