Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Saaka ku wajan Laascaanood

HomeWararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Saaka ku wajan Laascaanood

Wafdi u hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Galmudug Ali Dahir Ali Eid ayaa manta galinka hore ku wajahan Magaalada Laascanood ee Xarunta Maamu

Howlgalo ka socda Boosaaso kadib dil loo gaystay sarkaal ka tirsan ciidamada
BARNAAMIJKA AFURINTA AGOONTA IYO DANYARTA BOOSAASO
Wacaal Darey ah: Duqeyan ka dhacday gobolka Bari oo lagu dilay Sarkaal Daacish ka tirsan

Wafdi u hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Galmudug Ali Dahir Ali Eid ayaa manta galinka hore ku wajahan Magaalada Laascanood ee Xarunta Maamulka Khaatumo State

Madaxweyne Ali Eid waxaa u la
kulmi doona Madaxweynaha Maamulka Khaatumo iyo Goleyaasha Kala duwan ee Khaatumo State

Sido kale waxaa u kulan gaar ah la yeelan doona Golaha Dhaqanka Khaatumo,Dhalinyarada iyo Haweenka Khaatumo State.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: