Maamulka Hiirsabele oo xir xiray ganacasato la kulmay Alshabaab,dibna xoriyadooda u helay  (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Hiirsabele oo xir xiray ganacasato la kulmay Alshabaab,dibna xoriyadooda u helay (dhegayso)

Maamulka HiirShabelle ayaa siidaayay lix iyo tabon ganacsato oo ay xireen kuwaaso kulan kula yeeshay Al-Shabaab deegaanka Gamboole oo 50km ka xiga

Shirka Wadatashiga Midawga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maalintii Labaad Galay
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
DFS oo sheegtay inay soo afjartay Maalin kadib weraarkii Hotel Villa Rosa ee Muqdisho

Maamulka HiirShabelle ayaa siidaayay lix iyo tabon ganacsato oo ay xireen kuwaaso kulan kula yeeshay Al-Shabaab deegaanka Gamboole oo 50km ka xiga dhinaca galbeed magaalada Jowhar.

Agaasimaha warfaafinta maamulka HiirShabeelle Maxamed Macalin Xasan ayaa sheegay inay ganacsatadaan ay kala xaajoonayeen AL-Shabaab siinta lacago Zakawaad ah.

Wuxuuna shegay in ganacsatada ay jabiyeen awaamiirta lamaamaha amaanka ee HiiShabeelle.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu u waramay?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: