Maamulka Hiirsabele oo xir xiray ganacasato la kulmay Alshabaab,dibna xoriyadooda u helay (dhegayso)

Maamulka Hiirsabele oo xir xiray ganacasato la kulmay Alshabaab,dibna xoriyadooda u helay  (dhegayso)

Maamulka HiirShabelle ayaa siidaayay lix iyo tabon ganacsato oo ay xireen kuwaaso kulan kula yeeshay Al-Shabaab deegaanka Gamboole oo 50km ka xiga dhinaca galbeed magaalada Jowhar.

Agaasimaha warfaafinta maamulka HiirShabeelle Maxamed Macalin Xasan ayaa sheegay inay ganacsatadaan ay kala xaajoonayeen AL-Shabaab siinta lacago Zakawaad ah.

Wuxuuna shegay in ganacsatada ay jabiyeen awaamiirta lamaamaha amaanka ee HiiShabeelle.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu u waramay?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com