Shirka Wadatashiga Midawga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maalintii Labaad Galay

Shirka Wadatashiga Midawga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maalintii Labaad Galay

Waxaa dhawaan furmay shirka wadatshiga midawga Musharrixiinta oo maalintiisii labaad galay. Shirka ayaa maanta looga doodi doonaa arrimo muhiim ah oo ku xeyn-daaban doorashada dalka. Shirka ayaa qeyb ka ah dadaallada loogu jiro qaabkii hannaan la isla ogolyahay ay ugu qabsoomi laheyd doorashada dalka.

Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre iyo dhammaan musharrixiinta madaxweynaha ee ka mideysan in doorasho lagu wada qanacsanyahay la qabto ayaa ka qeyb galay shirka.

Shirka oo shalay furmay ayaa qorshuhu yahay in lasoo gebebebeyo Nofeembar 23, 2020.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com