Nabadoon Axmed Diriye oo Muqdisho ku geeriyooday

HomeWararka

Nabadoon Axmed Diriye oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxariiste Waxaa caawa ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Nabadoon Axmed Diriye Cali oo kamid ahaa Nabadoonada sida weyn looga yaqaan dalka ,gaar ahaan magaaladda Muqdisho. Nabadoonka ayaa maalmihii u dambeyaay Xanuunsanayaay waxaana uu kujiray Cisbitaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho,isago ugu dambeyn caawa u geeriyooday xanuun hayeey Mudooyinkii u dambeyaay.

Buurta Puntland: Madaxweyne Gaas oo ka Hadlay Xiriirka Canshuur Bixinta iyo Hormarka
Madaxwenahii DDSI oo is Casilay & Wasiirkiisi Maaliyada oo xilka la wareegay
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimadda Eritrea (Sawiro)

Allaha u naxariiste Waxaa caawa ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Nabadoon Axmed Diriye Cali oo kamid ahaa Nabadoonada sida weyn looga yaqaan dalka ,gaar ahaan magaaladda Muqdisho.

Nabadoonka ayaa maalmihii u dambeyaay Xanuunsanayaay waxaana uu kujiray Cisbitaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho,isago ugu dambeyn caawa u geeriyooday xanuun hayeey Mudooyinkii u dambeyaay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: