Nabadoon Axmed Diriye oo Muqdisho ku geeriyooday

Nabadoon Axmed Diriye oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxariiste Waxaa caawa ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Nabadoon Axmed Diriye Cali oo kamid ahaa Nabadoonada sida weyn looga yaqaan dalka ,gaar ahaan magaaladda Muqdisho.

Nabadoonka ayaa maalmihii u dambeyaay Xanuunsanayaay waxaana uu kujiray Cisbitaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho,isago ugu dambeyn caawa u geeriyooday xanuun hayeey Mudooyinkii u dambeyaay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com