Madaxweyna Jubbaland oo Kismaayo ka furay shir looga hadlayo Alshabaab

HomeWararka

Madaxweyna Jubbaland oo Kismaayo ka furay shir looga hadlayo Alshabaab

Shirkan ayaa ku saabsana sidi dagaal xoogan loogu qaadi lahaa degaanadda Alshabaab kaga sugayihiin degaanadda Jubbaland waxaana shir gudoominayaay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) Madaxweyanah Jubbaland oo goobta ka hadlayaay ayaa sheegay in muddo sadex maalmood ah lagu gorfayn doono shirkan sidii dagaal xoogan loogu qaadi lahaa Kooxda alshabaab.

Shan Qof oo loo Xiray Weraarkii Hoteel DusitD2 Nairobi
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Sagootiyey Ra’iisu-wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaliya.(Sawiro)
Maamulka Gobolka Bari iyo Ganacsatada oo Go’aamo Soo Saaray (dhegayso)

Shirkan ayaa ku saabsana sidi dagaal xoogan loogu qaadi lahaa degaanadda Alshabaab kaga sugayihiin degaanadda Jubbaland waxaana shir gudoominayaay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe)

Madaxweyanah Jubbaland oo goobta ka hadlayaay ayaa sheegay in muddo sadex maalmood ah lagu gorfayn doono shirkan sidii dagaal xoogan loogu qaadi lahaa Kooxda alshabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: