Xaalka Musuq maasuqa soomaaliya oo laga digay (dhegayso)

Xaalka Musuq maasuqa soomaaliya oo laga digay (dhegayso)

Soomaaliya oo bari ahayd hormuudka afrika waxaa 30 sanno ee ugu dambeeyay Aafeyay collaado sokeeye ,Abaaro ,Laaluush iyo hoggaan xumo sidda ay isku raac-sanyihiin dadka dunida horrumartay kunool .

Boqolkiiba 100/75 waa dad xoolo dhaqato ah waxaa Abaarihii iyo collaadihii dalka ka jirayb ay guddaha dalka ku barakiciyeen, 1,106,751 (9%) (Hal milyan oo boqol iyo lix kun, toddoba boqol iyo konton iyo hal) macnaheedu waa 9 boqolkiiba dadweynaha Soomaaliya ayaa ku barokacay dalka gudihiisa.

Haddaba taasi darteed hay’addaha arrimaha hufnaanta iyo la dagaallanka iyo Musuq maasuqa ka shaqeeya caalamka ayaa ka dayriyay sannadihii ugu dambeyay heerka uu gaaray musuq maasuqa soomaaliya .

Warbixintaan waxaa innooga diyaariyay arrintaasi wariyaheenna Axmed Sheekeeye .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com