Maamulka Gobolka Bari iyo Ganacsatada oo Go’aamo Soo Saaray (dhegayso)

Maamulka Gobolka Bari iyo Ganacsatada oo Go’aamo Soo Saaray (dhegayso)

Maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo ganacsatada gobolka Bari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ku dhawaaqay go’aamo ku aadan cabashada shacabka, sicir bararka, diidmada shilling Soomaaliga iyo qiimaha dollarka, waxaana go’aankaasi uu noqday mid dhaqan gal ku dhow.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com