Haweenka iyo doorkooda aragti wadaaga doorashada 2020 ee dalka (dhegayso)

HomeWararka

Haweenka iyo doorkooda aragti wadaaga doorashada 2020 ee dalka (dhegayso)

Gudiga Maxabanaan ee doorashooyinka Qaran   ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho  haweenka iyo aragtidooda ku aadan doorashada dalka 2021. G

Dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag
Guddiga Dib-u-habeynta Ciidamadda Puntland oo Kulan ku Yeeshay Gaalkacyo
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Gudiga Maxabanaan ee doorashooyinka Qaran   ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho  haweenka iyo aragtidooda ku aadan doorashada dalka 2021.
Gudoomiyaha Gudigaas Xaliimo Ismaaciil Xaliimo yareey ayaa kawar bixisay goobihii ay tageen  ayadoona sheegtay in dadka lagala tashanaayay sida ugu haboon ee darasho ku dhici karto.
Xaliimo yarey waxay sido kale ka hadashay doorka haweenka iyo sida ay uga qayb qaadan karaan   qorshaha aragti wadaaga doorasho

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: