Haweenka iyo doorkooda aragti wadaaga doorashada 2020 ee dalka (dhegayso)

Haweenka iyo doorkooda aragti wadaaga doorashada 2020 ee dalka (dhegayso)

Gudiga Maxabanaan ee doorashooyinka Qaran   ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho  haweenka iyo aragtidooda ku aadan doorashada dalka 2021.
Gudoomiyaha Gudigaas Xaliimo Ismaaciil Xaliimo yareey ayaa kawar bixisay goobihii ay tageen  ayadoona sheegtay in dadka lagala tashanaayay sida ugu haboon ee darasho ku dhici karto.
Xaliimo yarey waxay sido kale ka hadashay doorka haweenka iyo sida ay uga qayb qaadan karaan   qorshaha aragti wadaaga doorasho

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com