Dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag

Dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag

Degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag waxaa saaka dagaal ku dhexmaray laba maleeshiiyo belood oo wada dega degaankaas,waxaana ka soo baxaya warar dheraad ah.

Dagaalka ayaa ka bilowday muran dhinaca dhulka ah,sida Radio Daljir u sheegen qaar kamid ah dadka degaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com