Khilaaf kadhex taagan Golaha degaanka Banderbayla iyo Guddoomiyaha degmaddas (dhegayso)

HomeWararka

Khilaaf kadhex taagan Golaha degaanka Banderbayla iyo Guddoomiyaha degmaddas (dhegayso)

Dhawaan Gudoomiyaha Degmadda bandarbeyla ee gobolka karkaar ayaa ka dhawaajiyay mar uu warbaaahinta la hadlaya in Degmadda Bandarbeyla ay ka go'aday k

Madaxweynaha Puntland oo Hab Maqal iyo Muuqaal ah Ku Shir-guddoomiyey Kulanka Guddiga Diyaar-garowga iyo Ka hortagga Covid-19.
Booliska oo dad u xiray dilka mas’uul katirsan dowladda Soomaaliya
Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)

Dhawaan Gudoomiyaha Degmadda bandarbeyla ee gobolka karkaar ayaa ka dhawaajiyay mar uu warbaaahinta la hadlaya in Degmadda Bandarbeyla ay ka go’aday kobolka karkaar ayna hadda ka dib la shaqeyn doonan maamula Gobolka Nugala, waa sida u hadal u dhigaye.

Waxaana Hadalka gudoomiyaha Dood ka keenay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha degaanka degmaddas .iyago Raali galin kabixiyaay Hadalka Guddoomiyaha Siciid Cise Maxamed oo ka mid ah Golaha deeganka Degmadda Banderbayla ayaa Radio daljir xiriir uu la soo sameeyay wuxuu ku sheegay inay Hadalka gudoomiyaha Raali galin ka bxinayana.

Khadka taleefanka Bandarbeyla ayuu ugu waramay cabdixakiin Xuseen Xasan oo Daljir Garoowe jooga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: