Issimada Puntland ee Gobalka Sanaag oo sheegay inaysan waddahada Somaliland & DFS Qodobada kaso baxa Aqbalayn (dhegayso)

Issimada Puntland ee Gobalka Sanaag oo sheegay inaysan waddahada Somaliland & DFS Qodobada kaso baxa Aqbalayn (dhegayso)

Garaad Cabdilaah Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada Puntland ayaa sheegay in aysan Aqabil doonin wadahadalo lasheegay in Dowlada fadaraalka soomaaliya iyo maamulka soomaaliland uga furmayo dalka Jabuuti ee looga xaajoonayo xaalada gobolada sool iyo sanaag.

Waxa uu sheegay in wadahaddaladan uu gar wadeen kayahay wakiilka gaarka ah ee Qaramada midoobay Mechael keating.

Waxa uu sheegay in ay talo ay isgu iman doonaan isimada ka soo jeeda gobolada sanaag iyo hayland si ay uga tashadaan masiirkooda.

Waxa uu sheegay in wadahadaladan ay wax ka ogtahay dowlada Puntland .

Afhayeenka isimada Puntland Garaad Cabdilaahi Cali Ciid ayaa Waxa uu uwaramay Wariye Xasan Heykal oo ku sugan Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com