HomeUncategorized

Baahin: Axad, Jan 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Mashruuc balaarin & dayactir ah oo ka bilawday dekeda Bossaso; Wasiirada caddaalada, caafimaadka & deegaanka ee Puntland oo booqday dhaawaca dagaalladii Buuhoodle, guddoomeyna gargaar ka yimid jaaliyada Denmark; Ururka suxufiyiinta Somaliya ee NUSOJ oo dhalleeceeyey dilka Agaasimihii idaacada Shabeelle; Ciyaaraha gobollada Puntland oo bilaaban doona 1-da bisha Febraayo.

Caption ...

DHEGEYSO-Barnaamij gaar ah oo Daljir ka diyaarisay gurmadka abaaraha.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.
Baahin: Isniin, 16 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: