Baahin: Isniin, 16 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Issimada Puntland oo Garowe shir uga furmay maantay, kana soo saaray bayaan ka kooban, ?Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini?aadannimo ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini oo maantay gaaray magaalada Kismaayo, Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ah dadka ku mashquulsan hirgalinta shirka Baydhabo oo rajo-wayn ka muujiyay hanaqaadida maamul ay yeesheen 6-da gobolka ee Koonfurta Soomaaliya, Xil-wareejin ku saabsan darajada taliyaha ciidanka guud ee AMISOM oo maantay ka dhacday magaalada Muqdisho,Wasaaradda caafimaadka Puntlnad oo xirfadlayaasha caafimaadka ee Puntland ugu baaqday inay iska diiwaan-galiyaan dhammaantood wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com