DHEGEYSO-Barnaamij gaar ah oo Daljir ka diyaarisay gurmadka abaaraha.

Garoowe, Nov 15 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay shir ballaaran oo looga hadlayey sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool Puntland.

Shirka ayaa waxaa lagu soobandhigay boqolaal qoys oo xoolohoodii kasoo xerooday gaareyna tuulooyinka iyo degmooyinka 9-ka gobo lee Puntland iyo kuwa aan awoodin inay meel biyo leh u cararaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com