Baahin: Axad, Jan 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Mashruuc balaarin & dayactir ah oo ka bilawday dekeda Bossaso; Wasiirada caddaalada, caafimaadka & deegaanka ee Puntland oo booqday dhaawaca dagaalladii Buuhoodle, guddoomeyna gargaar ka yimid jaaliyada Denmark; Ururka suxufiyiinta Somaliya ee NUSOJ oo dhalleeceeyey dilka Agaasimihii idaacada Shabeelle; Ciyaaraha gobollada Puntland oo bilaaban doona 1-da bisha Febraayo.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com