Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaanadii ay shalay kala wareegeen Al-shabaab

HomeWararka

Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaanadii ay shalay kala wareegeen Al-shabaab

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo kuwa cadaan ah oo shalay la wareegay deegaano hoos yimaada degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose ay

Ciidamo u dhashay Ugandha oo Billado lagu abaalmariyey
Taliska AFRICOM oo sheegay inay duqayn ku dileen saraakil shabaab ka tirsan
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo kuwa cadaan ah oo shalay la wareegay deegaano hoos yimaada degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose ayaa dib uga baxay deegaanadaasi.

Ururka Al-shabaab ayaa dib ula wareegay tuulooyinka  Bariire,Awdheegle iyo tuulooyin kale oo ay la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya , kadib markii ay saakay ka baxeen.

Guddoomiye kuixgeenka gobolka Shabeelada hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdule ayaa sheegay in lagu burburiyay hub iyo saldhigyo ay lahaayeen ururka Al-shabaab, kamana hadlin sababta ay ciidamada ay dib uga baxeen.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: