Dowladda Farmaajo Halsano kadib Maxaa u qabsoomay (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Farmaajo Halsano kadib Maxaa u qabsoomay (dhegayso)

Maanta 18-Bishan 2-aad 2018 waxay ku beegantahay xiligi la doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,iyado Magaal

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Eng Yarisow “Wasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadir”
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo sheegay inay sugi donaan amniga doorashada

Maanta 18-Bishan 2-aad 2018 waxay ku beegantahay xiligi la doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,iyado Magaalooyinka waaweyn ee Dalka laga dareemayo hab maamuska Xaflado lagu weynaynayo sanad guradaas.

Hadaba 1sano ee Farmaajo iyo Xukumadiisa xilka hayeen Maxaa u qabsoomay? Maxaase la taaban karra oo hormar ah oo dowladu gaadhay,malase fuliyaay Balanqaadyadii uu farmaajo kusoo galay ollolihiisa doorasho.

Arrimahaas oo idil waxaa Radio Daljir uga waramay Cabdiraxmaan Aadan Dalxa oo ah siyaasi Ka falanqooda Arrimaha Somaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: