Dowladda Farmaajo Halsano kadib Maxaa u qabsoomay (dhegayso)

Dowladda Farmaajo Halsano kadib Maxaa u qabsoomay (dhegayso)

Maanta 18-Bishan 2-aad 2018 waxay ku beegantahay xiligi la doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,iyado Magaalooyinka waaweyn ee Dalka laga dareemayo hab maamuska Xaflado lagu weynaynayo sanad guradaas.

Hadaba 1sano ee Farmaajo iyo Xukumadiisa xilka hayeen Maxaa u qabsoomay? Maxaase la taaban karra oo hormar ah oo dowladu gaadhay,malase fuliyaay Balanqaadyadii uu farmaajo kusoo galay ollolihiisa doorasho.

Arrimahaas oo idil waxaa Radio Daljir uga waramay Cabdiraxmaan Aadan Dalxa oo ah siyaasi Ka falanqooda Arrimaha Somaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com