Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

HomeWararka

Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

Maamulka Galmudug ayaa heshiis dhexdhigay beelo ku dagaalamay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud. Xiisado u dhaxeeyey labada beelood ee dagaalamay ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Madaxa golaha xukuumadda ee Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta gaaray Balanballe si’uu goob uga noqdo heshiiska beelaha mudada dheer dirirta ay u dhaxaysay.  

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Garoowe oo lagu qabtay shir lagu dardargalinayo amniga caasimadda
Waxgaradka degmadda Burtinle oo bogaadiyeey hormarka ka socda degmadaas (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa heshiis dhexdhigay beelo ku dagaalamay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud.

Xiisado u dhaxeeyey labada beelood ee dagaalamay ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Madaxa golaha xukuumadda ee Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta gaaray Balanballe si’uu goob uga noqdo heshiiska beelaha mudada dheer dirirta ay u dhaxaysay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: