Waxgaradka degmadda Burtinle oo bogaadiyeey hormarka ka socda degmadaas (dhegayso)

Waxgaradka degmadda Burtinle oo bogaadiyeey hormarka ka socda degmadaas (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal oo booqday xarunta daljir ee Burtinle ayaa bogaadiyeey hormarka baaxada leh ee ka socda Magaaladda Burtinle.

Waxgaradka ayaa ka hadlay dhismaha laamiga dhexmara Magaaladda Burtinle iyo shirkadda dhisaysa oo ay uga mahadceliyeen sida quruxda baddan ee ay uga qayb qaateen hormarka degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal.

Hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com