Shacabkii ka qaxay degaanka Tukaraq oo xalad adag haysto (dhegayso)

HomeWararka

Shacabkii ka qaxay degaanka Tukaraq oo xalad adag haysto (dhegayso)

iyado tan iyo Markii Maamulka Somaliland la Wareegeen degaanka Tukaraq ee gobalka sool ay jirtay Xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland,ayaa Waxaa

Taliska Africom oo sheegay inay Saraakil shabaab ah ku dileen Jilib
Duqa Muqdisho oo booqday goob ciidamo kawada tirsan DFS ku dagaalameen
Xubno katirsan Shabaab oo lagudilay howl-gal ka dhacay Jubada hoose

iyado tan iyo Markii Maamulka Somaliland la Wareegeen degaanka Tukaraq ee gobalka sool ay jirtay Xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland,ayaa Waxaa Wararka sheegayan in shacabkii degaankas ku dayacanyihin duleedka Tukaraq.

Maxamuud shire nuur wuxuu ka mid yahay waxgaradka tuulad tukaraq ee gobolka Sool wuxuu Radio daljir u sheegay in dadkaas ay haysato xaalad bini,aadantinimo,isago ku baaqay in la caawiyo dadkaas Rayidka ah

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: