Guddiga doorashooyinka Qaran oo Gaalkacyo kula kulmay Bulshadda iyo Waxgaradka (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Qaran oo Gaalkacyo kula kulmay Bulshadda iyo Waxgaradka (dhegayso)

Gudiga Doorashooyinka dalka ee 2020ka Oo Gaalkacyo kula kulmay Isimada dhaqanka iyo Ururada Haweenka, kana dooday Habraacada Doorashiiynika dalka.

Guddoomiyha Gudiga Doorashooyinka Dalka Sayid Maxamed Cali oo Radio daljir la hadlay ayaa ka hadlay qaabka uu kulankaas u dhacay iyo Waxyaabihii ugu muhiimsana ee laga dooday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com