Site icon Radio Daljir

Shacabkii ka qaxay degaanka Tukaraq oo xalad adag haysto (dhegayso)

iyado tan iyo Markii Maamulka Somaliland la Wareegeen degaanka Tukaraq ee gobalka sool ay jirtay Xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland,ayaa Waxaa Wararka sheegayan in shacabkii degaankas ku dayacanyihin duleedka Tukaraq.

Maxamuud shire nuur wuxuu ka mid yahay waxgaradka tuulad tukaraq ee gobolka Sool wuxuu Radio daljir u sheegay in dadkaas ay haysato xaalad bini,aadantinimo,isago ku baaqay in la caawiyo dadkaas Rayidka ah

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a770e6f0201009429261153/Masuul+Maxamuud+Mire+nuur+%281%29.mp3?_=1
Exit mobile version