Tuulooyin hoosyimaada Degmada Barana ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa laga soo sheegayaa Abaar saameen ku yeelatay tadka iyo Duunkada ku dhaqan halkaasi.
Abaarta ayaa dadka waxaa u sii dheer Dhurwaaga ama Waraaba oo faro ba,an ku haya Xoola iyo dadka .
Hadaba Nabadoon Maxamed Warsame Ismaacii, Waxa uu ka midyahay nabadoonada kunool deegaanada ay Abaartu ka jirto , Xarunta Daljir ee Magaalada Bosaaso ayuu nagu soo booqday Waxaan uu uwaramay Wariye Deeqo Bashiir Maxamuud Deeqo ladan
FAALLOOYIN & FALCELIN
Hogamiye waa loo dhashaa ee lama sameeyo, taas waxaan ula jeedaa Maamulka Punland hogaamiyayaashooda inay is casilaan baa fiican howlihii loo igmay vbay qabanwaayeen , Horunar iyo dhaqaale iyo nabadgelyo ma keenin ilaa io hdda, Waxaan aaminsanahay dadka baadiyaha jooga yey ka sugin ceelal inay u qodaan inay xoolahooda biyo iyo baad inay u helaan.Madaxdaas waan ka xumahay waxay ku mashquuleen inay caano geel cabaan shaati qurxan xirtaan. Dadkay madaxda u yihiin Ilaah baa u maqan