Shirkii Golaha Wasiradda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga iyo Arrimo kale (Akhriso+sawiro)

Shirkii Golaha Wasiradda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga iyo Arrimo kale (Akhriso+sawiro)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay Amniga Puntland, Sidii wax looga qaban lahaa khatarta kaallimaha shidaalka ee Magaalooyinka waaweyn iyo Xeerka Shaqada iyo shaqaalaha Puntland. Amniga Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com