Taliska Guud ee Ciidanka AMISOM oo ka hadlay Howlgalka kadhanka ah Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Guud ee Ciidanka AMISOM oo ka hadlay Howlgalka kadhanka ah Alshabaab (dhegayso)

Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM Janaraal Cismaan Nuur Subagle ayaa ka hadlay Dagaalka ka dhan Ururka Alshabaab iyo Xaqiijinta Amniga Gobaladda Dalka Somaaliya. Taliyaha ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro alshabaab uu yahay mid xoogan isla markaana dhawaan ciidanku uu kasaari doono gobalada dalka Ururka Alshabaab. Hoos kadhegayso codka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6deed50801002818228696/_Taliyaha+Ciidanka+Amisom+Gen+Cismaan+Nuur+Subagle++sax.MP3

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoowe kula kulmay siyaasiyiin & wasiiro (Sawiro)
Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ka shiray howlgallada ka socda gobolka Hiiraan
Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?

Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM Janaraal Cismaan Nuur Subagle ayaa ka hadlay Dagaalka ka dhan Ururka Alshabaab iyo Xaqiijinta Amniga Gobaladda Dalka Somaaliya.

Taliyaha ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro alshabaab uu yahay mid xoogan isla markaana dhawaan ciidanku uu kasaari doono gobalada dalka Ururka Alshabaab.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: