Golaha wasiirada cusub ee Somaliland oo markii labaad la dhaariyay

HomeWararka

Golaha wasiirada cusub ee Somaliland oo markii labaad la dhaariyay

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta mar kalle dhaarisay golaha wasiirada cusub ee Somaliland ee uu dhowaan magacaabay madaxwaynaha Somaliland.

Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ah ee Mareykanka
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)
Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Karkaar oo Daljir Uga Waramay Xaalka Gobalka (dhegayso)

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta mar kalle dhaarisay golaha wasiirada cusub ee Somaliland ee uu dhowaan magacaabay madaxwaynaha Somaliland.

31- ka mid 32-ka xubnood ee golaha wasiirada Somaliland ayaa joogay dhaarta, waxaana ka maqnaa wasiirka arimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire.

Wasiirada ayaa waxaa dhaartooda goob joog ka ahaa madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi iyo kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici.

Guddoomiyaha maxkamadda sare Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa ku dhaariyay musxafka Barakaysan ee Quraanka Karriimka ah, waxaana sidoo kalle isla guddoomiyaha uu horay ugu dhaariyay wasiirada maalinkii lagu dhawaaqay inay sirta qaranka ay ilaaliyaan, sida dastuurka Somaliland uu dhigayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: