Raysal wasaare Khayre oo la kulmay raysal wasaaraha Norway

HomeWararka

Raysal wasaare Khayre oo la kulmay raysal wasaaraha Norway

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qaybgalaya shirwaynaha dhaqaalaha adduunka ee kasocda magaalada Davos ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culimada kala hadlay la dagaalanka Alshabaab
Ahmiyadda shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing (dhegayso)
Afhayeenka Cusub ee Maamulka Gobalka Banaadir oo la magacaabay

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qaybgalaya shirwaynaha dhaqaalaha adduunka ee kasocda magaalada Davos ee dalka Switzeraland ayaa la kulmay raysal wasaaraha dalka labaad ee dhalashadiisu uu haysto ee Norway hawaynayda Erna Solberg.

Labada Ra’iiusl wasaare ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, waxaana uu dhanka kalle uu uga mahadceliyay taageerada Norway ee ay siiso Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: