Raysal wasaare Khayre oo la kulmay raysal wasaaraha Norway

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qaybgalaya shirwaynaha dhaqaalaha adduunka ee kasocda magaalada Davos ee dalka Switzeraland ayaa la kulmay raysal wasaaraha dalka labaad ee dhalashadiisu uu haysto ee Norway hawaynayda Erna Solberg.

Labada Ra’iiusl wasaare ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, waxaana uu dhanka kalle uu uga mahadceliyay taageerada Norway ee ay siiso Soomaaliya.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com