Madaxwaynaha Galmudug “Waan ka Heshiinay khilaafkii nagala dhaxeeyay DFS ee Khaliijka”

HomeWararka

Madaxwaynaha Galmudug “Waan ka Heshiinay khilaafkii nagala dhaxeeyay DFS ee Khaliijka”

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inay xaliyeen khilaafkii dowladda dhexe ee Soomaaliya kala dhaxeeyey maamulkiisa, kaasi

Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 24-SEPTEMBER-2022

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inay xaliyeen khilaafkii dowladda dhexe ee Soomaaliya kala dhaxeeyey maamulkiisa, kaasi oo ka dhashay markii Galmudug ay kasoo horjeesatay go’aankii dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka dowladaha Khaliijka iyo Qadar.

Madaxwayne Xaaf waxaa uu sheegay inay xaliyeen khilaafka, kadib socdaalkii madxawaynaha dalka uu ku tagay deegaano ka mid ah Galmudug.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: