Madaxwaynaha Galmudug “Waan ka Heshiinay khilaafkii nagala dhaxeeyay DFS ee Khaliijka”

Madaxwaynaha Galmudug “Waan ka Heshiinay khilaafkii nagala dhaxeeyay DFS ee Khaliijka”

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inay xaliyeen khilaafkii dowladda dhexe ee Soomaaliya kala dhaxeeyey maamulkiisa, kaasi oo ka dhashay markii Galmudug ay kasoo horjeesatay go’aankii dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka dowladaha Khaliijka iyo Qadar.

Madaxwayne Xaaf waxaa uu sheegay inay xaliyeen khilaafka, kadib socdaalkii madxawaynaha dalka uu ku tagay deegaano ka mid ah Galmudug.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com